Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Koonfur Galbeed oo isbaddel ku sameysay maamulkii ka jiray magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa isbedel ku sameeyay Maamulkii Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo mid cusubna uu u soo magacaabay...
AKHRI: Golaha Wasiirrada DF Somaliya oo ansixiyay qorshaha 9-aad ee Horumarinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho, waxa ay ku meel mariyeen qorshaha sagaalaad ee horumarinta...
DAAWO SAWIRRO: Muxuu madaxweyne Farmaajo ku sheegay khudbadii uu ka jeediyey...
New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya ayaa...
DAAWO SAWIRRO: Beelihii ku dagaallamay Xeraale oo qodobbo muhiim ah ku...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Beelihii ku dagaalamay Deegaanada Xeraale iyo Huurshe ee Gobolka Galgaduud ayaa shalay heshiis qodobo ka kooban ku kala saxiixday Xeraale, iyadoo...
XOG: Maxay KENYA ka tiri kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay war kasoo saartay kulankii magaalada New York ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka Somaliya iyo Kenya...
Biladii la siiyay Madaxweyne Farmaajo oo lagu sheegay mid hooseyso!
New York (Halqaran.com) - Aqoonyahan Feysal Rooble oo ah Aqoonyahan iyo falanqeeye Arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay abaal marintii Concordia ee shalay la guddoonsiiyay...







