Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray dhismaha Safaaradda Soomaaliya ay ku...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawlgala dalka...
DHAGEYSO: Jubbaland oo war culus ka soo saartay xayiraada la saaray...
Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay si kulul uga hadashay xayiraadda dhinaca duulimadyada ah oo weli saaran Magaalada Kismaayo, waxaana saartay dowladda...
XOG XASAASI + WARBIXIN: Ma wuxuu mideeyay Khilaafkii DF Somaliya iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa maalmihii dambe u muuqatay mid kacsan, kadib markii ay is-biirsadeen arrimo dhowr ah oo ay kamid...
Dibad-baxyo ka dhan ah al-Sisi oo ka dhacay Masar
Qaahira (Halqaran.com) - Banaanbaxyo waa weyn ayaa maanta mar kale ka dhacay dalka Masar, ayada oo dad carreysan ay isugu soo baxeen waddooyinka magaalada...
DHAGEYSO: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo si cajiib ah uga hadlay...
New York (Halqaran.com) - Madaweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay tartanka ay dawladdiisu kula jirto dawladda Kenya ee ku aaddan kursiga...
Xildhibaanada Labada Aqal oo caqabad ku ah dhismaha Galmudug cusub +XOG
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Labada Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ee laga soo doorto Deegaanada Galmudug ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay caqabad ku yihiin...







