Wednesday, April 22, 2026
27.6 C
Mogadishu

Dibad-baxyo ka dhan ah al-Sisi oo ka dhacay Masar

Qaahira (Halqaran.com) – Banaanbaxyo waa weyn ayaa maanta mar kale ka dhacay dalka Masar, ayada oo dad carreysan ay isugu soo baxeen waddooyinka magaalada Qaahira iyo qaar ka mid ah magaalooyin kale ee dalka.

Dibax baxyadan oo muddo laba todobaad ahba ka dhacayay Masar ayaa sii xoogeystay ka dib markii ganacsade u dhashay dalkaas, ahna jilaa uu ku baaqay isu soo bax ay hal milyan oo qof ka qeyb galaan oo looga soo horjeedo madaxweyne Abdul Fattah al-Sisi.

Booliiska ayaa awood xooggan muujiyey ayaga oo xiray alaabada laga galo fagaaraha Taxriir, si ay uga hortagaan dibad-baxayaasha.

Kooxaha Xuquuqda aadanaha u dooda ayaa sheegay in in ka badan Kun qof loo xiray banaan baxyadii toddobaadkii hore ka dhacay dalkaas.

Xafiiska Halqaran.com, Nairobi
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...