Saturday, April 18, 2026
29.1 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Jubbaland oo war culus ka soo saartay xayiraada la saaray Kismaayo‚ ”DF dastuurka ayay ku tumatay‘‘!

Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay si kulul uga hadashay xayiraadda dhinaca duulimadyada ah oo weli saaran Magaalada Kismaayo, waxaana saartay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Dastuurka Maamulka Jubbaland in xanibaada duulimaadyada Jubbaland la saaray ay tahay mid baalmarsan Dastuurka dalka, isla markaana saameyn weyn uu ku yeeshay Shacabka ku nool deegannada Jubbaland.

Wuxuu kaloo sheegay wasiirku, in qof walba oo Soomaali ah uu Dastuurka siinayo in uu tagi karo meesha uu doono, hayeeshee uu sheegay in aysan garan Karin dhibaatada intaasi la eg oo ay dowladda Federaalka u geysaneyso dadka Jubbaland.

Wasiirka Dastuurka ee Jubbaland, ayaa xusay, in dhibaatooyin dhinaca Caafimaadka ah in ay ka dhalatay xayiraada dhinaca duulimaadka ah ee lagu soo rogay Magaalada Kismaayo.

Halkan ka dhageyso Codka Wasiirka:


Xafiiska Halqaran.com, Kismaayo
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...