Jubbaland oo War cusub ka soo saartay Xayiraada Kismaayo
DHAGEYSO: Jubbaland oo war culus ka soo saartay xayiraada la saaray...
Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay si kulul uga hadashay xayiraadda dhinaca duulimadyada ah oo weli saaran Magaalada Kismaayo, waxaana saartay dowladda...




