Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa u sabab ah in Injineerada Turkiga lagu weeraro magaalada Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah faahin dheeri ah ka soo baxeysaa tiro macalimiin ah oo dalka Turkiga u dhalatay, oo maalintii Khamiista qarax lagula...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Xiisad ka dhalatay dad lagu laayay Galgaduud
Galgaduud (Halqaran.com) – Waxaa xiisad ka dhalatay laba nin oo xoolo dhaqato ahayd oo lagu dilay Deegaanka Balicad ee Gobolka Galgaduud, xilli ay dilkooda...
Ma Ogtahay in Kenya ay dhabar-jab ku noqotay go’aankii Madaxweyne Farmaajo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Xasan Cabdiqaadir Muudey ayaa dareen qiiro leh ku soo dhaweeyay khudbaddii qimaha laheyd ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo...
Maamulka Koonfur Galbeed oo go’aan adag ka qaatay in la qabto...
Baydhabo (Halqaran.com) - Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in deegeenada Maamulkaasi ay ka mamnuuceen in lagu qabto shirarka looga soo horjeedo Dowladda Federaalka...
WAR CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo Caalamka u caddeeyay mowqifkiisa ku aadan...
New York (Halqaran.com) – Khudbaddii Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Fadhiga Guud ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa jawi deggan...
XOG XASAASI: Madaxweynaha Puntland: ”Hawada Somaliya maahan Dukaan qof leeyahay. Caqliga...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu ka qeyb galayo caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed...







