Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XASAASI + DAAWO VIDEO:”Somaliland labo Jabhadood baa ka jira tan Saddexaadna...
Boorame (Halqaran.com) – Boqorka beelaha Gabooye ayaa maanta si adag u weeraray madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumadiisa, isagoona ka hadlay Jabhadaha ka...
XOG XASAASI AH: DF Somaliya oo War cusub ka soo saartay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa beenisay in xayiraad la saaray diyaaradaha u socdaala dhanka Magaalada Kismaayo, xilli todobaadkaan diyaarad uu Kismaayo u...
SAWIRRO: Madaxweynaha Mareykanka Trump oo qaabilay Madaxweyne Farmaajo iyo marwadiisa
New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump oo ay wehlineyso xaaskiisa Melania Trump ayaa qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...
UPDATE: Faah-faahin cusub qaraxii maanta lala beegsaday gudoomiyaha maxkamadda ciidamada.
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa waxaa ka soo baxeysaa qarax maanta duleedka Magaalada Muqdisho lagula beegsaday gaadiid uu la socday Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada...
AKHRI: Ma Dhabbaa in caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland dib loo dhigay?
Kismaayo (Halqaran.com) - Xafladda caleemo saarka ee Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dib loo dhigay, xilli Magaalada Kismaayo ay ka...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo kawada hadlay arrinta...
New York (Halqaran.com) - Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha...







