Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Farmaajo oo si cajiib leh uga hadlay abaalmarintii lagu guddoonsiiyay dalka...
New York (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Abaalmarin lagu guddoonsiiyay Magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Waxa sharaf ii...
XOG: Maxaa Ogtahay in xubno ka tirsan Jubbaland ay ku kala...
Kismaayo (Halqaran.com) – Ilo xog ogaal ah oo aynu helayno ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan Howlwadeenada Wasaaradda Qorsheynta ee Dowlad goboleedka...
DAAWO SAWIRRO: Muxuu Farmaajo kala hadlay mas’uuliyiintii uu Mareykanka kula kulmay?
New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceedyo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Estonia Marwo Kersti Kaljulaid iyo Ra’iisul Wasaaraha...
WAR CUSUB: Muuday ”Waa muhiim in laga fekero halkii laga yimid”!
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Xasan Cabdiqaadir Muudey ayaa aragtidiisa ku biiriyay dareenka ay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ka muujiyeen go’aankii ay dowladdu isu hortaagtey wafdigii Shariif...
DAAWO VIDEO: Shariif Sh. Axmed oo raali gelin ka bixiyay qeyb...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya ayaa raaligelin ka bixiyay qayb ka mid ah khudbaddii uu jeediyay Isniintii, ee uu...
Cabdiweli Gaas: Soomaaliya kama dhici karto doorasho qof iyo cod ah!...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo bandhigay Buug uu ugu magacdarey “A Challenging Transition...







