Saturday, January 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

XASAASI + DAAWO VIDEO:”Somaliland labo Jabhadood baa ka jira tan Saddexaadna ayaa laga Filayaa!”waxa yiri

Boorame (Halqaran.com) – Boqorka beelaha Gabooye ayaa maanta si adag u weeraray madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumadiisa, isagoona ka hadlay Jabhadaha ka dillaacay deegaannada Somaliland.

Boqorka beelaha Gabooye ayaa sheegay in maanta caddaalad darro weyn ay ka jirto xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, balse uu rabo in uu ka hor yimaado Jabhadaha soo ifbaxay.

‘‘Caddaalad darrada maanta Somaliland ka jirta ee Muuse Biixi uu hayo, Maxamed Siyaad Barre wuu ka xishoon jiray,, ayuu yiri Boqorlka Beelaha Gabooye

Wuxuu xusay Boqorka Beelaha Gabooye, in madaxweynaha Somaliland uu iminka maqli karin wax Jabhad la yiraado

‘‘Hadda wuxuu yiraahdaa Muuse Biixi, ma rabno cid Jabhad ah ma maqli karo, anaa soo qabanaya. Siyaad barre ma wuxuu oran jiran ii soo qabta Muuse Biixi waa Jabhadoo way baxeene,, ayuu yiri Boqorlka Beelaha Gabooye.

Sidoo kale, wuxuu hadalkiisa intaasi raaciyay, ‘‘Caddaalad darro soo ka aysan bixin, dee Jabhadana caddaalad darro bay ka baxeen, haddii waddanka wax laga baddali waayo, kacdoon shacab ayaa dhici doona, madaxtooyada baana loogu daadan doonaa ina Biixi”.

Haddaba Hoose ka Daawo Muuqaal Boqorka Beelaha Gabooye:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

Biladii la siiyay Madaxweyne Farmaajo oo lagu sheegay mid hooseyso!

XOG XASAASI AH: DF Somaliya oo War cusub ka soo saartay xanibaadii duulimaadyada Kismaayo

DAAWO VIDEO: ”Hadduusan M/weyne Muuse Biixi dhageysan tabashada reer Awdal, wixii dhaca isagaa ka mas’uul ah!” waxaa yiri….+ (Farriin culus)

SAWIRRO: Madaxweynaha Mareykanka Trump oo qaabilay Madaxweyne Farmaajo iyo marwadiisa

UPDATE: Faah-faahin cusub qaraxii maanta lala beegsaday gudoomiyaha maxkamadda ciidamada.

AKHRI: Ma Dhabbaa in caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland dib loo dhigay?

XOG XASAASI: Xildhibaanada Labada Gole: DF Somaliya si shuruud la’aan xayiraada ha uga qaado shacabka Kismaayo.

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...