Wednesday, July 22, 2026
25.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Kulankii Duqa Muqdisho iyo hoggaamiyeyaasha Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Filish, ayaa xalay wuxuu Muqdisho kulan kula qaatay Madaxweynayaasha Maamul Goboledyada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed oo Muqdisho...
Ahmed Mohamed

Haweeney ganacsato ah oo lagu dilay bartamaha magaalada Baladweyne, kaddib markii…

Baladweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in haweeney lagu magacaabi jiray Xaliimo Ilyaas lagu dilay magaalada,...
Jama Sh. Yusuf

UPDATE: ”Dayac ayaan kala kulmay Giriiga, Soomaaliyana kuma noqon rabo” waxa...

Kos  (Halqaran.com) - Dalka Gariiga waa marinka ugu weyn oo dad badan oo qaxooti ah ay ku hamiyaan in ay ka galaan wadamada Yurub,waxaana...
Ahmed Mohamed

WAR XASAASI AH: JABHAD cusub oo ka dilaacay gobolka Awdal, una...

Awdal (Halqaran.com) – Warar lagu kalsoon yahay oo goor-dhow soo gaaray mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in Jabhad cusub ay ka dilaacday deegaanka Dilla ee...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Hoggaamiye Axmed Madoobe oo joojiyay wafdi u socday Madaxweyne...

Kismaayo  (Halqaran.com) – Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Jubbaland ay joojisay wafdi u duuli lahaa magaalada Muqdisho. Wafdigan...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Ma Dhabbaa in Daroogo lagu iibiyo Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jeddah?...

Jeddah (Halqaran.com) - Qunsuliyada ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu soo warramayaa in muran...