Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo Khudbad xiiso leh ka jeediyay Shirka...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galay meertada...
Baarlamaanka Soomaaliya oo go’aamiyay inay mushaarkooda 20% gurmadka Turkiga uga qeyb...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Sabtidii maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, ayaa u codeeyay in...
Deeq Xoolo ah oo lagu wareejiyay ciidanka DF Somaliya ee dagaalka...
Xarardheere (Halqaran.com) - Taliyaha ciidamada Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Xoolo nool ka guddoomay dadka deggan degmada Xarardheere ee gobolka...
Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa Axadda maanta magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed gaaray wafdi hordhac u ah safar Madaxweynaha DF...
Ciidamada Xoogga dalka oo deegaanno horleh la wareegay, gacantana ku soo...
Galgaduud (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgallo xoogan waxaa ay weli ka wadaan deegaanno katirsan Gobolka Galgaduud, halkaas...
Askari si bareer ah 5 kun Shillinka Soomaaliga qof shacab ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Axadda Maanta ah xukun dil ah kuriday askarigii Ninka shacabka ahaa ku dilay degmada...







