Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya la dagaallanka Argagixisada
Addis Ababa (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac oo ku sugan magaalada Addis Ababa oo uu...
Wasaaradda Waxbarashada oo soo bandhigtay Liiska musharixiinta u soo gudbay codsiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee JF Soomaaliya, ayaa Talaadadii maanta oo taariikhduna ay ku beegan tahay 21ka Febraayo, 2023...
Wasaaradda Qorsheynta oo u diyaar garoobeysa Diyaarinta Qorshaha Dayn Cafinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa Axaddii maanta shir gudoomiyay shirka...
RW Ku-xigeenka oo xilka u kala wareejiyay Hanti-dhowraha Qaranka
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyey Hanti Dhowraha cusub ee Qaranka Mudane...
Guddiga Warfaafinta Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda Isgaarsiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Warfaafinta, Wacyi gelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya, ayaa Axaddii maanta kulan la yeeshay...
Somaliland oo war yaab leh ka soo saartay dagaalka ka socda...
Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee ciidanka milatariga Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taanioo la hadlay warbaahinta ayaa sheegasho yaab leh ka soo saaray...







