Sunday, November 9, 2025
28.2 C
Mogadishu

Wasaaradda Waxbarashada oo soo bandhigtay Liiska musharixiinta u soo gudbay codsiga macallinimada

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee JF Soomaaliya, ayaa Talaadadii maanta oo taariikhduna ay ku beegan tahay 21ka Febraayo, 2023 waxa ay soo bandhigtay liiska u soo gudbay imtixaanka qoraalka ah ee codsiga jagada macallinimo.

Musharaxiinta u soo gudbay imtixaanka qoraalka ah waxa ay imtixaanka ku geli doonaan gobolladii ay soo doorteen markii ay soo codsanayeen shaqada sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...