Thursday, May 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

Askari si bareer ah 5 kun Shillinka Soomaaliga qof shacab ah ugu dilay Xamarweyne oo Dil lagu xukumay

Muqdisho (Halqaran.com) – Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Axadda Maanta ah xukun dil ah kuriday askarigii Ninka shacabka ahaa ku dilay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.

Falka dilka ah ayaa 10-kii Janaayo Bishaan waxaa Askariga katirsan Ciidamada degaanka uu ugu dilay degmada Xamarweyne Abuubakar Maxamed Nuurani lacag dhan 5 Kun oo Shillinka Soomaaliga, balse Ciidamada ammaanka ayaa deg deg u soo qabtay.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Askariga dilka geystay ayaa isla Maalintaas sheegay in si kultalo-gal a uu Askariga dilka u geystay, sidaas daraadeedna caddaaladda la marsiin doono.

Qaar kamid ah ehellada Marxuum Abuubakar Maxamed Nuurani ayaa dalbaday in cadaaladda ka horkeeno Askariga dilka u geystay Abuubakar, balse Manta ugu dambeyn xukun dil ah lagu riday.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...