xukun dil ah
Askari si bareer ah 5 kun Shillinka Soomaaliga qof shacab ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Axadda Maanta ah xukun dil ah kuriday askarigii Ninka shacabka ahaa ku dilay degmada...
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday laba...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Arbcadii Maanta waxa ay xukun ku riday rag ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun dil ah ku riday nin...
Kismaayo (Halqaran.com) - Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Jubbland ayaa Talaadadii maanta xukun dil ah ku riday Deeqoow Caliyow oo 19-sano jir ah, islamarkaana magaciisa...
Askari ka tirsanaa Ciidanka daraawiishta Jubbaland oo dil lagu xukumay
Kismaayo (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in uu...
XOG: Maxay Puntland u fulin la‘dahay xukunkii lagu diray raggii dilay...
Garoowe (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa sheegay in la fulin doono xukunkii Maxkamadda Sare ee Maamulkaasi ay ku riday Saddex ruux oo ku eedeysnaa...








