Monday, June 22, 2026
25.2 C
Mogadishu

Askari ka tirsanaa Ciidanka daraawiishta Jubbaland oo dil lagu xukumay

Kismaayo (Halqaran.com)  – Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in uu dilay marxuum Cabdi Muxumed oo ahaa Qof shacab ah.

Dable Faarax Cabdirashiid Cilmi oo ah ninka falka dilka lagu helay sida uu sheegay Garsooraha Maxkamada Ciidamada Jubbaland Bashiir Maxamuud Xareed ayaa ka tirsanaa Ciidanka daraawiishta Jubbaland ee deegaanka Cabdalla Biroole.

Maxkamadda ayaa sidoo kale, Saddex Sano oo xabsi ciidan ah ku ridday eedaysane, Maxamed Rashiid oo isna katirsanaa Ciidamada Daraawiishta Jubbaland.

Garsooraha maxkamada Ciidamada Jubbaland Bashiir Maxamuud Xareed ayaa ku dhawaaqay xukunka lagu riday Faarax Cabdirashiid Cilmi.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...