Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Masas dadka u masaajeeya!
Egypt (Halqaran.com) - Xilli dagan oo nasiino ah oo ku wacan nolosha waxaa mararka qaar ka habboon in aad hesho qof kuu duuga ama...
Ra’iisul Wasaare ku dhacay COVID-19 xilli laga tallaalay
Pakistan (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa laga helay xannuunka COVID-19 sida uu ku xaqiijiyay bartiisa Twitter-ka.
Ra’iisul Wasaaraha Pakistan oo 68-jir ah...
Waddamada ugu farxadda badan adduunka oo la soo saaray
UK (Halqaran.com) - Waddanka Finland ayaa loo magacaabay waddanka ugu farxadda badan adduunka markii afaraad, warbixinta sanadlaha ah ee waddamada ugu farxadda badan adduunka.
Warbixinta...
Bisad hakisay duulimaad diyaaradeed!
Khartoum (Halqaran.com) - Diyaarad rakaab sidday ayaa si deg deg ah loogu dejiyay garoon ku yaalla dalka Sudan kaddib markii duuliyihii ay weerartay bisad.
Diyaaradda...
Mareeg raadineysa shaqaale ay lacag ku siiso hurdo!
USA (Halqaran.com) - Mareeg caafimaadka ka talo bixisa ayaa raadineysa howl-wadeeno ay lacag ku siiso in ay u hurdaan iyaga oo heli doona mushaar...
App kuu sahlaya in salaadaha aad jamaacada ku dukato
Ankara (Halqaran.com) - Nin Muslim ah oo u dhashay dalka Taiwan ayaa sameeyay app cusub oo qofka Muslimka ah ka caawinaya in uu helo...







