Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Nin 10,000 oo geed ku beeray lama deggaan!
India (Halqaran.com) – Satyendra Manjhi wuxuu helayaa maalmahaan ammaan iyo bogaadin dadweynaha uga imaaneysa kaddib markii uu u guntaday dhowridda deegaankiisa.
Mr. Manjhi wuxuu ku...
Nin dadka timaha ugu jara buris, mindi iyo dhalo!
Pakistan (Halqaran.com) - Ali Abbas waa timo jare deggan magaalada Lahore ee dalka Pakistan. Agabka uu dadka timaha ugu jaro waxaa ka mid ah...
Nin si fudud u lumiyay fursad uu milyaneer ku noqon lahaa!
USA (Halqaran.com) - Stefan Thomas waxa uu heystay qiyaastii $220 milyan oo ah lacagta digitaalka (Bit coin). Muddo yar gudaheed ayuu ku waayay hantidaas...
Magaalo guryaheeda lagu iibinayo $1!
Italy (Halqaran.com) - Magaalooyin badan oo ku yaalla dalka Talyaaniga ayaa billaabay in guryaha ay ku iibiyaan lacag gaareysa 1 doolar. Magaalooyinkan waa kuwa...
Haweeney saacad ka hor intaysan dhalin ogaatay inay uur leedahay!
Indonesia (Halqaran.com) - Sidka dhalmada haweenku waxay aalaaba ku buuxsantaa 9 bilood, laakiin haweeney ku nool Induniisiya ayaa sheegtay inay umushay saacad kaddib markii...
95 jir aan weligiis timihiisa jarin!
India (Halqaran.com) - 95 jir u dhashay dalka Hindiya ayaa sheeganaya inuusan weligiis jarin timihiisa oo dhererkoodu sii dhaafayo 24-feet ama (7.3 meters). Marwalba...







