Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Eey dhaxal ahaan u helay $5 milyan!
USA (Halqaran.com) - Eey siddeed jir ah ayaa baraha bulshada ka abuuray hadal hayn ballaaran kaddib markii uu dhaxal ahaan u helay $5 milyan....
Haweeney qashinka caagadaha iyo bacaha ka sameysa bulukeeti awood badan
Nairobi (Halqaran.com) - Nzambi Matee oo ah haweeney u dhalatay Kenya waxey dadaalkeeda ugu badan ku bixisaa sidii loo soo afjari lahaa dhibaatada wasaqeynta...
Nin lugeeyay 420KM kaddib markii ay murmeen xaaskiisa!
Italy (Halqaran.com) - Aadanuhu waa ay ku kala duwan yihiin hababka xakameynta carradooda, qaar baa markey xaaladdaasi galaan jecel iney iska aamusaan, kuwaa qeyliya...
Haweeney afkeedu furmay soddon sano uu xirnaa kaddib!
New Delhi (Halqaran.com) - Haweeneydaan oo soddon jir ah ayaa afkeedu furmay markii ugu horreysay taniyo dhalashadeedii kaddib markii qaliin loogu sameeyay Isbitaal ku...
Tuug ku dhex hurday guri uu u soo galay inuu dhaco!
Thailand (Halqaran.com) – Tuug ayaa jabsaday guri, xilligii uu ku jiray howsha xatooyada ayuu lulmooday kaddib mid ka mid ah sariirihii dhex yaalay ayuu...
Nin waddo 2.5 KM ah ku xardhay “Waan ku jeclahay”
India (Halqaran.com) - Nin aan lamagacaabin oo ku nool magaalada Kolhapur ee dalka Hindiya ayaa waddo marta gobolka Maharashtra ku xardhay ereyo uu ku...







