Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dagaal Khasaare geystay oo ka dhacay Gobolka Sool & Wararkii ugu...
Sool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro kala duwan geystay uu ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi, kaasi...
Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dil ka dhacay magaalada...
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dil xalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasi oo loo geystay...
Ilhaan Cumar oo diiday qorshe uu Mareykanka ku soo musaafurinayo Soomaali...
Minnesota (Halqaran.com) - Ilhaan Cumar oo ka mid ah Xildhibaannada Kongareska Mareykanka ayaa si cad uga soo horjeesatay Qorsho ay wadaan laanta Socdaalka iyo...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Al-Shabaab
Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Ururka Al-Shabaab ayaa dagaal khasaaro geystay ku dhexmaray deegaanka Arbacow oo ka tirsan deegaanka Ceelasha Biyaha...
Goodax Barre oo ka hadlay falkii argagaxa lahaa ee lagula kacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay falkii argagaxa lahaa ee Jimcihii lagula kacay gabar Ardayed aheyd.
Marxuumad Xamdi Maxamed...
Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo la kulmay hoggaanka bulshada rayidka Soomaaliyeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa hoygiisa ku qaabilay hoggaanka Ururada Bulshada Rayidka...







