Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasiir ka tirsanaa Hirshabeelle oo xalay lagu dilay magaalada Jowhar
Jowhar (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Jowhar lagu dilay Allaha u naxariisto wasiiru dowlihii wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, Nuur...
Madaxweyne Farmaajo oo ra’iisul wasaare cusub magacaabay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad...
UPDATE: Xilliga ay billaabaneyso Doorashada dalka oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa isku raacay xilliga rasmiga ah oo ay billaaban doonto...
Saraakiisha Amniga oo la Amray in la soo qabto dadkii ka...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboledka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa faray guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Taliyeyaasha Ciidanka sida qeybta 27aad Taliyaha...
UPDATE: Macallimiin Dugsi Qur’aan ah oo lagu laayay Shabeellaha Dhexe
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya, in kooxaha hubeysan subixii Khamiista maanta ah degmada Raage Geele ku dileen Shan...
Wararkii ugu dambeeyay Shirka Ka socda Madaxtooyada Somaliya & Guddoomiye Mursal...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxtooyada Soomaaliya waxaa markale dib uga bilowday Shirkii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Waxaa 24-kii...







