Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Duqii hore ee Muqdisho Thaabit Cabdi ‘‘Soomaaliya xilligaan uma baahna waqti...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho, Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Shirka...
DF Somaliya oo Digniino deg-deg ah ka soo saartay fatahaado cusub...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay digniino cusub.
Wasaaradda ayaa digniinadaan ku sheegtay, in...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Villa Hargeysa kula kulmay madaxweynaha Koonfur Galbeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa muddo kadib waxaa uu xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha...
Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Ceelwaaq
Ceelwaaq (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya, in qarax dhimasho iyo dhaawac sababay uu maanta ka dhacay degmadaasi,...
UPDATE: Shirkii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo dib u...
Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo Khamiista maanta ah taariikhduna ay ku beegan tahay 10/9/2020 qorsuhuna ahaa in xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho in uu shir...
Maxaa hortaagan Jaamacada Carabta inay cambaareyso heshiiska Imaaraadka & Isreal?
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyeyaasha Falastiin ayaa ku guuleystay in ay dib u cusbooneysiiyaan qadiyaddood dowladnimo ka dib kulankii arbacadii dhacay, laakiin waxay awoodi waayeen...







