Thursday, April 30, 2026
30.9 C
Mogadishu

DF Somaliya oo Digniino deg-deg ah ka soo saartay fatahaado cusub ee Wabiga Shabeelle

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay digniino cusub.

Wasaaradda ayaa digniinadaan ku sheegtay, in la filan karo fatahaad baaxad leh oo uu toddobaadkan soo socda samayn karo wabiga Shabeelle, maadaama la saadaalinayo in roobab mahiigaan ah ay ka da’aan dhulka sare ee Itoobiya oo wabiga ka soo bilowdo.

Warbixin ka soo baxday wasaaradda ayaa lagu sheegay in haatanba xaafado ka mid ah magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu wabigu ku fatahay, ayna ka dhalatay saamayn nololeed.

Hadda halka hoose ka akhriso Digniinta War-saxaafadeedka Wasaaradda:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...