
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan ka yeelanayo dadkii lagu waxyeeleeyey Masjidka...
Cairo (Halqaran.com) - Kulanka Wakiillada Joogtada ah ee golaha Ururka Jaamacadda Carabta ayaa lagu wadaa in maanta uu ka dhaco xarunta Ururka Jaamacadda Carabta...
DF Soomaaliya oo go’aan adag ka qaadatay keenista Qaadka Kenya +(Akhriso)
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in weli uu mamnuuc yahay keenista qaadka ka imaanaya waddanka Kenya, oo dhowr bil kahor dalka...
Booliska Soomaaliya oo faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay saldhigga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay khasaarihii ka dhashay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Afhayeenka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali Duudishe...
Maaliyad lagu xaraashay in kabadan 1 milyan oo doolar!
USA (Halqaran.com) - Maaliyad uu lahaa xiddigii caanka ahaa ee kubadda koleyga Micheal Jordan ayaa lagu iibiyey lacag gaareysa $1.38 milyan.
Micheal Jordan oo ah...
Sadiq Khan oo mar kale loo doortay duqa magaalada London
London (Halqaran.com) - Duqa magaalada London Sadiq Khan oo ahaa musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Labour Party ayaa mar kale la doortay, kaddib tartan...
Hooyo iyo carruurteedii oo ku dhintay derbi ku soo dumay
Garasbaaley (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay derbi ku soo dumay qoys barakacyaal ah oo ku noolaa deegaanka...








