
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Faahfaahin ka soo baxeysa qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya degmada Kaxda ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof ay ku geeriyoodeen, qof kalena uu ku dhaawacmay...
Dagaal ka socda deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan
Hiiraan (Halqaran.com) - Dagaalka oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan una dhexeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa waxaa uu ka socdaa meel u...
Maxay ka wada hadleen Cumar Filish iyo Sheekh Shariif ?
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynihii hore ee...
Askarigii dilay George Floyd oo codsaday maxkamadeyn cusub
Minneapolis (Halqaran.com) - Derek Chauvin oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo u xiran dilka George Floyd oo ahaa...
Amar kasoo baxay Taliyaha Booliska kaddib eedeyntii midowga musharrixiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Cabdi Maxamed Xasan Xijaar ayaa faray dhammaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed in ay ku ekaadaan shaqadooda oo...
Maxaa ka soo baxay kulamada madaxda dowlad goboleedyada iyo ergayga Qatar
Muqdisho (Halqaran.com) - Ergayga dowladda Qatar u soo magacowday Soomaaliya Dr Mutlaq Al-Qaxtani, ayaa kulamo la qaatay xubna ka tirsan madaxda dowlad goboleedyada dalka.
Dr...









