Thursday, July 9, 2026
25 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka shirka looga hadlayo doorashooyinka

Kismaayo (Halqaran.com) - Iyada oo madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  khudbadii uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka uu ku cadeeyay in howlaha doorashooyinka iyo amnigeeda...
Sayid Omar Abdalla

Mareykanka oo war kasoo saaray tallaabadii uu qaaday Farmaajo

Muqdisho (Halqaran.com) - Qoraal kooban oo ay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ku daabacday bogga ay Twitter ku leedahay ayay ku bogaadisay tallaabada ay qaadeen...
Sayid Omar Abdalla

R/Wasaare Rooble oo sheegay inuu deg deg isugu yeeri doono madaxda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda  doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare Rooble...
Sayid Omar Abdalla

Nin gubay saldhig boolis oo lagu ganaaxay $12 Milyan!

Minneapolis (Halqaran.com) - Nin qirtay inuu gacan ka geystay dabkii la qabad siiyay saldhiga booliska magaalada Minneapolis intii lagu guda jiray mudaharaadkii dilkii George...
Sayid Omar Abdalla

Rooble “Waxaan xoogga saarayaa hormarinta, abuuridda fursado shaqo iyo dhowridda xuquuqda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta shaqaalaha Adduunka awgeed oo ku...
Sayid Omar Abdalla

Farmaajo oo maanta hor-tegaya xildhibaannada Golaha Shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulan deg deg ah, kaas oo dib loogu noqonayo go’aankii ay dhawaan ku sameysteen mudo...