Thursday, July 9, 2026
24.9 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Barakac ayaa ka billowday xaafado ku yaalla degmada Hodan

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah dadka ku nool Xaafadda Siigaale ee Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa billaabay inay ka barakacaan guryahooda,iyagoo...
Sayid Omar Abdalla

Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay xaaladda Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilka  gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa sheegay inuu ”Aad uga walaacsan yahay xaaladda Muqdisho”. “Waxaan...
Sayid Omar Abdalla

R/wasaare Rooble oo ka hadlay dagaaladii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay iska hor-imaadyadii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho. Ra’iisul...
Sayid Omar Abdalla

Ciidamo Milateri ah oo la wareegay waddooyin ku yaalla magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Federaalka oo kasoo baxay furimaha dagaalka deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa...
Sayid Omar Abdalla

Nin orday 300 oo KM isagoo sooman!

UK (Halqaran.com) - Afruz Miah waa 47 jir ku nool waddanka UK, warbaahinta dalkaas ayaa tebisay inuu orod ku gooyay bed dhuleed ka badan...
Sayid Omar Abdalla

Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga oo ka soo hor jeeda muddo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Duleedka waqooyi ee magaalada Muqdisho waxaa xalay soo dhoobtay cutubyo ka tirsan ciidamada Militeriga Soomaaliya, kuwaas oo ka gadoodsan muddo kororsiga...