Wednesday, July 8, 2026
25 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Biden oo kordhiyay tirada qaxootiga sanadkii uu Mareykanka qaabilayo

Washington (Halqaran.com) - Madaxweyne Joe Biden ayaa qaaday xaddiidaadda tirada qaxootiga uu sanadkii dalkiisa qaabilayo taasoo uu horay u soo rogay Maamulkii Trump kaddib...
Sayid Omar Abdalla

Shiinaha oo soo saaray tagaasi bilaa darawal ah!

China (Halqaran.com) - Shirkad tiknoolajiyadda ka shaqeyso oo laga leeyahay Shiinaha taasoo lagu magacaabo Baidu ayaa soo saartay tagaasi bilaa darawal ah, waxayna dhammaadka...
Sayid Omar Abdalla

Maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo wafdiga Qatar oo kulmaya

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta lagu wadaa in ergeyga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Qatar u qaabilsan la dagaalanka “Argagixisada” iyo...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne Lafta Gareen oo ku soo wajahan Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho Ujeedka safarkiisa ayaa...
Sayid Omar Abdalla

Dowladda oo digniin u dirtay qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala ayaa sheegay in ay jiraan siyaasiyiin raba inay waxba kama jiraan ka soo...
Sayid Omar Abdalla

Musharraxiinta mucaaradka oo RW Rooble ugu baaqay inuu dhexdhexaad ka noqdo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga murashaxiinta ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay in Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu hormuud u noqdo arrimaha doorashada. War saxaafadeed ay...