Wednesday, July 8, 2026
25 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Gantaalkii maalmahaan ku maqnaa hawada oo soo dhacay

China (Halqaran.com) - Gantaalkii ka soo fakaday dowladda Shiinaha ee hawada ku jiray maalmahaan ayaa la sheegay in Axadda maanta ah uu kusoo dhacay...
Sayid Omar Abdalla

Saldhigga ciidamada Mareykanka ee Ciraaq oo wajahay weerar culus

Baghdad (Halqaran.com) - Ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka Ciraaq ayaa sheegay in diyaarad Drones ah ay weerar ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen...
Sayid Omar Abdalla

Kenya oo maxkamadi fasaxday gowraca iyo iibinta dameeraha!

Kenya (Halqaran.com) - Kenya ayaa xayiraad kusoo rogtay gowraca dameeraha sanadkii 2020, laakiin kawaanleyda ka ganacsan jirtay hilibka dameeraha ayaa dacwad ka dhan ah...
Sayid Omar Abdalla

Musharraxiin Soomaali ah oo ku guuleystay doorashada ka dhacday UK

UK (Halqaran.com) - Ugu yaraan afar musharrax oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii deegaanka ee Khamiistii ka dhacay dalka Britain, waxaana dhinaca...
Sayid Omar Abdalla

Khasaare ka dhashay iska hor-imaad ka dhacay Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa

Palestine (Halqaran.com) - Ugu yaraan 163 Falastiiniyiin ah iyo lix sarkaal oo booliska Israa’iil ah ayaa lagu dhaawacay isku dhacyo ka dhacay magaalada Qudus,...
Sayid Omar Abdalla

Guddoomiye Cumar Filish oo booqday qoysaskii carruurtooda ku waayey roobkii ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay booqday qoysaskii carruurta uga geeriyoodeen daadad ka...