Wednesday, July 8, 2026
26.7 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Turkiga oo soo badbaadiyay muhaajiriin ku xayirnaa xeebaha Izmir

Turkey (Halqaran.com) - Ugu yaraan 71  muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Turkiga sida ay sheegayaan warbaahinta dalkasi. Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa...
Sayid Omar Abdalla

Muxuu yahay qodobka ay isku fahmi waayeen madaxda m/goboleedyada?

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirar afartii maalmood ee lasoo dhaafay u socday madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka ayaa waxaa la sheegay in wax horumar ah aan...
Sayid Omar Abdalla

Beesha Caalamka oo ka hadashay kulankii ay la qaateen madaxda m/goboleedyada

Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha Caalamka  ayaa war kasoo saartay kulankii maanta dhexmaray iyaga iyo madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka, kaasi oo ka dhacay hotel ku...
Sayid Omar Abdalla

Madaxda dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka oo kulan u socdo

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa hotel ku yaalla xerada Xalane ee...
Sayid Omar Abdalla

Tuug ku dhex hurday guri uu u soo galay inuu dhaco!

Thailand (Halqaran.com) – Tuug ayaa jabsaday guri, xilligii uu ku jiray howsha xatooyada ayuu lulmooday kaddib mid ka mid ah sariirihii dhex yaalay ayuu...
Sayid Omar Abdalla

Fadhigii Baarlamaanka maanta oo dib loo dhigay

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa dib loo dhigay kulankii maanta ay lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu sheegay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Maanta...