Wednesday, July 8, 2026
26.7 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay laba xubnood

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajenadaha...
Sayid Omar Abdalla

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay iyo 15 Xildhibaan oo ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo Maanta siweyn...
Sayid Omar Abdalla

Madasha Badbaado Qaran oo shaacisay inay gacmaha ka laaban doonin muddo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin maamulada Puntland, Jubbaland, Midowga Musharaxiinta iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa...
Sayid Omar Abdalla

Golaha shacabka oo maanta yeelanaya kulan shaki badan uu ka taagan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa la filayaa in kulan ay ku yeeshaan xarunta Villa...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay safiirka Jabuuti

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta xeyndaabka garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho kula kulmay safiirka Jabuuti ee Soomaaliya...
Sayid Omar Abdalla

Wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Dooxa

Qatar (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa gaaray Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar, iyadoo uu kusoo dhaweeyay...