Wednesday, July 8, 2026
25.9 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Beesha Caalamka oo maanta shir isugu keeneysa madaxda DF iyo M/Goboleedyada

Muqdisho (Halqaran.com) - Shir u dhexeeya Madaxda dowladda federaalka ee muddo xileedkoodu dhammaaday iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo...
Sayid Omar Abdalla

Qaxooti Tigray ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay xadka ay...

Ethiopia (Halqaran.com) -  Labo Qaxooti oo ka soo jeeda Qowmiyadda Tigrayga ayaa lagu dilay meel u dhow Xuduudka ay Sudan la wadaagto Ethiopia. Goobjoogayaal la...
Sayid Omar Abdalla

Golaha Ammaanka QM oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha ammaanka ee Qaramada midoobey ayaa Arbacadii waxa uu walwal ka muujiyay ismari waaga ka jira Soomaaliya ee ku aaddan doorashada,...
Sayid Omar Abdalla

Taliye Odowaa oo Midowga Yurub ka dalbaday taageerada ciidanka xoogga dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeye guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta kor...
Sayid Omar Abdalla

Haweeney afkeedu furmay soddon sano uu xirnaa kaddib!

New Delhi (Halqaran.com) - Haweeneydaan oo soddon jir ah ayaa afkeedu furmay markii ugu horreysay taniyo dhalashadeedii kaddib markii qaliin loogu sameeyay Isbitaal ku...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweynaha Somaliland oo maanta xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/XKQ/222/1-642/032021 iyo SL/XM/WM/222-643/032021   uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Guud...