
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wafdi ka socda Mareykanka oo gaaray Baydhabo & Madaxweyne Laftagareen oo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Safaarada Mareykanka...
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna, duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenley.
Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay...
Madaxda dowlad goboleedyada dalka oo maanta qaarkood ku soo waajahan Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Saacadaha soo socda waxaa la filayaa in Caasimadda Muqdisho ay soo gaaraan wufuud ay kala hoggaaminayaan Madaxda dowlad gobolleedyada, si ay...
Qaramada Midoobay oo si wadajir ah baaq deg-deg ah ugu dirtay...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Filippo Grandi ayaa sheegay in loo baahan yahay tallaabooyin deg deg ah siiba Bariga...
Madaxweyaha Dowlad deegaanka Somalida oo ka si kulul uga hadlay dilkii...
Jigjiga (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Juweeriya Subcis oo...
RW Xamse oo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kala hadlay xoojinta ammaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la...









