Wednesday, March 25, 2026
29.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya horumarinta adeegyada caafimaadka

Addis Ababa (HalQaran.com) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Maxamed Xassan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka...
Ahmed Mohamed

RW Xamse oo daah-furay dhoofinta hilibka xoolaha ee loo iib-geynayo Sacuudiga...

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Mr Barre...
Ahmed Mohamed

Qaxooti badan oo ay Soomaali ku jirto oo laga soo daadgureeyay...

Rwanda (HalQaran.com) - Dowladda Rwanda ayaa qaabishay 134 qaxooti iyo magangalyo doon ah, kuwaas oo laga soo daad gureeyay dalka Liibiya. Qaxootiga dalka Rwanda la...
Ahmed Mohamed

Midowga Afrika oo shaaciyay in qaar kamid ah saldhigyada ATMIS lagu...

Muqdisho (HalQaran.com) - Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi oo da’da 86 sano...

Milan (HalQaran.com) - Silvio Berlusconi, ra’iisul wasaarihii hore ee qaabeeyey saaxada siyaasadda iyo dhaqanka Talyaaniga, isaga oo iska riixaya fadeexado sharci iyo kuwa gogol...
Ahmed Mohamed

Soomaaliya iyo China oo kawada hadlay iskaashi ganacsi iyo dhaqaale

Muqdisho (HalQaran.com) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XF Soomaaliya Xildhibaan Hon. Jibril Abdirashid Haji, ayaa Isniinta maanta ah kulan la qaatay safiirka wadanka China...