Thursday, June 4, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

200 Ciidamo boolis ah oo tababar loogu soo xiray Cadaado +SAWIRRO

Cadaado (Halqaran.com) - Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaanno ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Maaliyadda DFS oo ka qeyb-galaya shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta

Algeria (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cilmi Maxamuud Nuur ayaa gaaray Magaalada Algiers ee Dalka Algeria, halkaas oo uu uga...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Gabar yar oo 7 jir ah oo si arxan...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaya dhacdo xanuun badan oo ka dhacday xaafadda Wajeer oo ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka...
Ahmed Mohamed

Shirka Madasha Wadatashiga ee Madaxda DFS iyo Dowlad goboleedyada oo ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Khamiista maanta ah Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ka furmay shirka madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...
Ahmed Mohamed

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo howlgal lagu qabtay oo la soo...

Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ciidamada Xooga dalka iyo dadka deegaanka ayaa howlgalo wada jir ah oo ay ka sameeyeen deegaanka War-ciise ee gobalka Shabeellaha Dhexe waxay...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah-furay mashruuca horumarinta korontada dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Arbacadii maanta daah-furay qorshaha hormarinta korantada dalka oo qayb ka ah qorshaha...