
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweyne Xasan ‘‘Dadkeennaan lagu xasuuqay ZOOBE, waxaa ku jiray hooyooyin ilmahooda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada...
RW Xamse oo si kulul uga hadlay Qaraxyadii maanta ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka naf lacaariga ah ee argagixisada ay ku...
Update: Faah-faahin iyo Khasaarihii ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qaraxyadii xoogganaa ee duhurnnimadii maanta ka dhacay xarunta wasaaradda Waxbarashada oo ku taalla agagaarka...
Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa duhurnimadii maanta magaalada Muqdisho ka dhacay qarax xooggan, kaasoo aanay dadku waayadaan maqal noociisa.
Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe,...
Soomaaliya oo la wareegtay Shir guddoonka Ururka DLCO-EA ee Kampala
Kampala (Halqaran.com) - Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XF Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda uga qayb galay shirka sanadlaha...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu wado in la soo gabagabeeyo
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee maalmihii la soo dhaafay ka socday Caasimadda Muqdisho ayaa Sabtida maanta ah lagu waddaa in la...









