Thursday, June 4, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Soomaaliya oo ka gudubtay Wajiga 1-aad ee ku biirista Dalladda Bulshada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la yeeshay James...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxwaynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada...
Ahmed Mohamed

Xildhibaanad ku dhimatay iska horimaad ka dhacay magaalada Jigjiga

Jigjiga (Halqaran.com) - Iska Hor imaad u dhaxeeya Askarta ilaalada ka ahayd Garoonka Diyaarada Magaalada jig-jiga ayaa sababay khasaare badan. Dhimashada hadda la Xaqiijiyay ayaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay ka qeyb qaadanayaan dagaalka ka dhanka...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo khubad ka jeedinayay furitaanka kal-fadhiga 51aad ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay xaaladda Guud...
Ahmed Mohamed

RW Xamse oo kulan sagootin ah u sameeyay Safiirkii Imaaraadka Carabta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay casho sharaf sagootin ah u sameeyay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u...
Ahmed Mohamed

In ka badan 250 qof oo ku dhintay dagaal beeleed ka...

Sudan (Halqaran.com) - Wararka ka imanaya gobolka Blue Nile ee dalka Sudan ayaa sheegaya in dagaal beeleed halkaas ka socda inay ku dhinteen in...