Friday, May 8, 2026
28.1 C
Mogadishu

Xildhibaanad ku dhimatay iska horimaad ka dhacay magaalada Jigjiga

Jigjiga (Halqaran.com) – Iska Hor imaad u dhaxeeya Askarta ilaalada ka ahayd Garoonka Diyaarada Magaalada jig-jiga ayaa sababay khasaare badan.

Dhimashada hadda la Xaqiijiyay ayaa la sheegay inay dhimatay Xildhibaanad Juweeriya Subcis.

Shacab badan ayaa dhaawacmay dhimashada kalana wali lama Xaqiijin karo.

Intaas waxaa dheer inuu wali dagaalamayo Askarigii Xabada bilaabay Dagaal ayaana ka socda Garonka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...