Sunday, November 9, 2025
28.2 C
Mogadishu

RW Xamse oo kulan sagootin ah u sameeyay Safiirkii Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay casho sharaf sagootin ah u sameeyay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiyay Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Alcusmaani.

RW Barre ayaa uga mahadceliyey Dowladda Imaaraadka Carabta taageerada ay siiso Soomaaliya:

Wuxuuna ra’iisul wasaare Xamse si gaar ah uu uga hadlay hawshii uu Safiirku ka qabtay dalka muddadii sanadaha ahayd ah ee uu fadhiggiisu ahaa Caasimadda Muqdisho.

Danjiraha Dowladda Imaaraadka ayaa dhankiisa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyey wadashaqeynta iyo xiriirka soo jireenka ah, isaga oo si gaar ah uga mahadnaqay munaasabadda cashada ah iyo hadiyado uu guddoonsiiyay RW Xamse Cabdi Barre.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...