
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay guddiga Amniga doorashooyinka dalka +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddiga amniga doorashooyinka, kuwaas oo isugu jira Taliyeyaasha...
Maxkamadda CQS oo xukun adag ku riday rag lagu helay burcadnimo
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta waxa ay xukuno kala duwan ku riday Rag lagu helay inay si...
Muxuu ahaa heshiiska ay kala saxiixdeen dowladaha Itoobiya iyo Ruushka?
Addis Ababa (Halqaran.com) – Dowladaha Itoobiya iyo Ruushka ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi milatari, kadib wadahadal saddex maalmood qaatay, sida ay sheegtay warbaahinta Fana...
Uganda: Tobaneeyo qaxooti Soomaali ah oo u geeriyooday Gaajo iyo Cudurka...
Uganda (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in tobaneeyo qaxooti Soomaaliyeed oo ku nool xeryaha qaxootiga dalka Uganda ay gaajo iyo cudurka dilaaga ah...
Ciidamada Tigrayga oo sheegay inay magaalo kale qabsadeen!
Mekelle (Halqaran.com) - Ciidamada Tigray ayaa sheegay Isniintii inay ku sii siqayaan Koonfurta ayna magaalo kale dib uga qabsadeen ciidamada dowladda Itoobiya, ayaga oo...
Boob ganacsi oo ka socda Koonfur Afrika iyo Soomaalida oo cabsi...
Johannesburg (Halqaran.com) – Dibadbax ballaaran oo rabshado wata ayaa ka bilaawday qeybo badan oo kamid ah xaafadaha Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.
Wararka naga...









