
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee heer federaal oo doortay guddoomiye cusub
Muqdisho (Halqaran.com) - Xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee Heer Federal ayaa Talaadadii maanta kulan koodii ugu horreeyay oo ka dhacay teendhada Afisiyoone ku doortay guddoomiye...
Mareykanka oo Gaadiid dagaal siiyay DF Soomaaliya +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika o loo yaqaan ( AFRCOM) ayaa Talaadadii maanta oo talaado ah waxaa Taliska Ciidanka xoogga dalka...
Puntland oo shaacisay xilliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada tijaabada...
Garoowe (Halqaran.com) - Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland ayaa Talaadadii maanta shaaciyay xiliga rasmiga ah ee ay dhacayso doorashada horudhaca...
Dagaal ka socda deegaan ka tirsan G/Mudug & Wararkii ugu dambeeyay
Mudug (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya, in duleedka deegaanka Hareeri Dheere ee Koonfur Mudug uu ka dhacay dagaal xooggan oo...
Muxuu RW Rooble kala hadlay Wakiillada Beesha Caalamka ee uu la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wakiillada Beesha Caalamka.
Kulankan ayaa looga hadlay horumarrada laga sameeyay Arrimaha doorashooyinka...
Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyad oo ka...
Garoowe (Halqaran.com) – Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka XF Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe...









