Sunday, April 19, 2026
29 C
Mogadishu

Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee heer federaal oo doortay guddoomiye cusub

Muqdisho (Halqaran.com) – Xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee Heer Federal ayaa Talaadadii maanta kulan koodii ugu horreeyay oo ka dhacay teendhada Afisiyoone ku doortay guddoomiye cusub .

Kulanka waxa Soo xaadiray 21 xubnood.

Xilka  jagada Guddoomiyaha Guddiga xalinta Khilaafaadka waxa isku soo sharaxay

  1. Cabdilahi Abyan Nuur iyo
  2. Cali Maxamuud Farah ( Cali Zeko)

Natiijada Doorashada guddoomiyaha:

– Abdulahi Abyan Nuur waxa uu helay 14 cod, halka Cali Maxamuud Faarah ( Cali Zeko) uu helay 7 cod.

Guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khihlaafkaadka ee heer federaal ayaa noqday mudane Cabdilahi Abyan Nuur.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...