Saturday, June 6, 2026
28.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Cali Guudlaawe’ oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo safar ugu maqnaa maalmihii la soo dhaafay dalka Turkiga ayaa Khamiisti maanta dib...
Ahmed Mohamed

Somaliland’s Strategic Case for Independence

For 30 years, Somaliland has called for its independence as a sovereign nation. Now, as Somalia is gripped by its latest democratic crisis and...
Ahmed Mohamed

Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 8 Rag ah

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Gobollada Mudug iyo Cayn ee Puntland ayaa ugu dambeyn maanta dil toogasho ah...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha dalka Haiti oo gurigiisa lagu dhex dilay

Haiti (Halqaran.com) - Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moïse ayaa maanta waxaa lagu dhex dilay gurigiisa, waxaa sidaas war-saxaafadeed ku sheegay ra’iisul wasaaraha ku meel...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo maanta gaaray magaalada Kismaayo +(SAWIRRO)

Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul Waasaraha XF Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah...
Ahmed Mohamed

Maxay Kenya ka yeeshay ‘Afduubka ku soo badanaya’ magaalada Nairobi?

Nairobi (Halqaran.com) - Booliska dalka Kenya ayaa sameeyay koox gaar ah oo baaraya kiisaska afduubka la xiriira oo ay sheegeen inay qatar ku yihiin...