
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ninkii amray dilkii Madaxweynaha dalka Haiti oo la shaaciyay
Haiti (Halqaran.com) - Taliyaha booliska dalka Colombia ayaa shaaca ka qaaday magaca qof uu sheegay inuu amray dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moise.
Sarkaal horay uga...
Galmudug oo ka hadashay Qarax la fashiliyay iyo Howlgalka ka socda...
Mudug (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka warbixisay howlgallada Al-Shabaab looga saarayo gobolka Mudug, kuwaasoo ka socda deegaanno ku yaalla agagaarka...
Akhriso: Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay xilliga ay qabanayaan doorashada Aqalka...
Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Jimcihii maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday inay 25-ka bishaan qaba karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku...
Wararkii ugu dambeeyay rabshadaha xariga goystay ee ka socda dalka Koonfur...
South Africa (Halqaran.com) - Dowladda Koonfur Afrika ayaa Arbacadii dalbatay 25,000 oo askari oo lagu xakameeyo rabshadaha ka socda dalkaas oo galay maalintii toddobaad,...
Shirka Madasha Garsoorka Gobolka Banaadir oo maalintii 2-aad ka socda Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Madasha Garsoorka gobolka Banaadir oo maalintii labaad ka socda Caasimadda Muqdisho.
Shikan ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa sidii loo horumarin lahaa...
Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe oo kawada hadlay arrimaha doorashooyinka iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Khamiista maanta ah kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka...









