Friday, April 10, 2026
29.6 C
Mogadishu

Akhriso: Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay xilliga ay qabanayaan doorashada Aqalka sare

Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Jimcihii maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday inay 25-ka bishaan qaba karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya maamulka Jubbaland.

War qoraal ah oo soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa lagu caddeeyay inay diyaar u yihiin qabashada doorashada Aqalka Sare.

Sidoo kale, guddiga ayaa Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ka codsaday inay magacabaan guddi kala shaqeeyo sidii loo qaban lahaa doorashada.

Haddaba halka hoose ka akhriso qoraalka Jubbaland:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...