Aqalka sare
Axmed Madoobe oo soo saaraya Liiska Musharraxiinta Aqalka sare ee Jubbaland
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska...
Akhriso: Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay xilliga ay qabanayaan doorashada Aqalka...
Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Jimcihii maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday inay 25-ka bishaan qaba karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku...
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay 13-ka Kursi ee uu Gobolka Banaadir ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu...
Maxaa ka jira in guddoomiyaha Aqalka sare uu cabasho ka dhan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Warqad dacwo ah u diray xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada...
Madaxweynaha Puntland oo Aqalka sare uga xog-warramay arrimo badan +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin ka horjeediyay kulanka Golaha Joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo Ansixiyay xeerka qoondada Haweenka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa galabta maanta ah ansixiyay xeerka qoondada haweenka ee boqolkiiba soddon (30%), kadib laba maalmood...









