
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Turkey condemns EU court ruling on headscarf ban as violation of...
Turkey on Sunday slammed a ruling by a top European Union court allowing the banning of headscarves under certain conditions as a "clear violation...
Weerar Khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Bakool
Xudur (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerareen saldhig ciidamada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed...
Faysal Cali Waraabe oo sharci darro ku tilmaamay heshiis ay Xildhibaanno...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xibsiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in uusan waxba ka jirin heshiis shalay magaalada...
Guddoomiyaha G/Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha waddo aad u burburtay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Sabtidii maanta xariga ka jaray dhismaha lagu sameeyay...
Muwaadiniin Soomaali ah oo ku xirnaa Jasiiradda Seychelles oo la sii...
Seychelles (Halqaran.com) - Maxkamadda Sare ee dalka Seychelles ayaa waxay sii daayeen 5 dhallinyaro Soomaali ah, kadib markii lagu waayey wax caddaymo dhamaystiran oo...
Wararkii ugu dambeeyay tirada dadka ku dhintay daadadka Yurub oo kordhay
Berlin (Halqaran.com) – In ka badan 120 ruux ayaa ilaa iyo hadda la ogyahay inay ku dhinteen daadadka ku dhuftay galbeedka Yurub, kuwaasi ayaa...









