Sunday, April 19, 2026
29 C
Mogadishu

Wararkii ugu dambeeyay tirada dadka ku dhintay daadadka Yurub oo kordhay

Berlin (Halqaran.com) – In ka badan 120 ruux ayaa ilaa iyo hadda la ogyahay inay ku dhinteen daadadka ku dhuftay galbeedka Yurub, kuwaasi ayaa intooda badan ku dhintay dalka Jarmalka.

Tan iyo markii ay daadadku dib u soo laabteen, boqolaal of ayaanan geeri iyo nololba lagu haynin.

Geesta kale, Saynisyahanada Cimillada ayaa qirtay inay ku guuldareysteen saadaasha heerka ay gaarsiisan yihiin daadadka ku dhuftay dalka Jarmalka iyo Kuleylka daran ee Waqooyiga Ameerika.

Sidoo kale, waxay sheegeen in kombuyuutarro aad u awood badan ay lagama maarmaan yihiin si loo saadaaliyo cimillada daran ee isbadbadesha.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...