
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweynaha Jubbaland oo warbixin ka dhageystay guddiga doorashooyinka heer Federaal
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Moaxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo kula kulmay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada...
Minneapolis: Gabar Soomaali oo la weysanaa oo meydkeeda laga helay wabiga...
Minneapolis (Halqaran.com) – Waxaa baadi-goob dheer kaddib, meydkeeda laga helay wabiga Mississippi ee hoos-mara buundada dadka ay u damaashaad tagaan ee magaalada Minneapolis ee...
Axmed Madoobe oo soo saaraya Liiska Musharraxiinta Aqalka sare ee Jubbaland
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska...
Habraaca xalinta khilaafaadka doorashooyinka Aqalka sare oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga xalinta khilafaadka Arrimaha doorashooyinka dalka ayaa soo saaray habraacyada lagu xalinaayo khilaafka ka dhasha doorashada Baarlamaanka Aqalka sare iyo shuruudaha...
Dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug
Mudug (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya, in dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo isku...
Golaha Ammaanka ee QM oo ka soo horjeestay Tallaabo uu qaaday...
Muqdisho (Halqaran.clom) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii cambaareeyay qorshaha ay dowladda Turkey iyo hoggaamiyeyaasha Turkish-ka ah ee waqooyiga Qubrus ku doonayaan...









