Saturday, June 6, 2026
28.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Dalka waa uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada‘‘

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) - ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka,...
Ahmed Mohamed

Doorashadii Xildhibaannada Aqalka Sare ee maanta ka dhacday Kismaayo oo la...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa goordhow la soo gabagabeeyay doorashadii Afar ka mid ah kuraasta Aqalka sare ee BF Soomaaliya ku matalaysa dowlad goboleedka Jubbaland...
Ahmed Mohamed

Shir-weynaha Urur goboleedka IGAD ee siyaasadda arrimaha Dhulka & Haweenka oo...

Nairobi (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa magaalada Nairobi kaga...
Ahmed Mohamed

Jubbaland: Xildhibaankii ugu horreeyay ee Aqalka sare oo la doortay

Kismaayo (Halqaran.com) – Magaalada Kismaayo ee xarunta kmg ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Khamiista maanta ah ka billaabatay doorashada qaar ka mid...
Ahmed Mohamed

Shil gaari oo khasaaro geystay oo ka dhacay Somaliland

Saaxil (Halqaran.com) – Shil gaari oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawaac ayaa waxa uu maanta ka dhacay deegaanka Lafaruug oo ka tirsan...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay xubno ka tirsan...

Buulo-burte (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga Dalka Soomaliyeed ee ka hawlgalla dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ayaa subixii Khamiista maanta howlgal qorsheysan waxay ku qaadeen deegaanka...